19th February 2025 admin Category :
Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Deegaanka Beeraha iyo Isbadalka Cimiladda Dawladda Puntland Cabdirashiid Cali Geelle ayaa Kormeeray Deegaano ka tirsan gobolka Kar-kaar oo ay ka socoto Buufinta Ayaxa.