26th December 2024 admin Category :
Dawladda Ingiriisaka ayaa uga digtay muwaadiniinteeda ineey booqdaan maamulka Hargeeysa maadaama ay jirto qatar amni.
Sidoo kalle, maamulka Hargeeysa waxaa isaga baxsaday 3 seddex wasiir oo ka mid ahaa wasiiradii dawladdii Siilaanyo kuwaas oo arkay in maamulka Hargeeysa uu yahay mid fashilmay. Wasiiradaa horre ayaa ka dagey magaalada Muqdisho.
Allsanaag.com