
18th February 2026 admin Category :
Wasiiro ka socda maamulka Puntland ayaa booqasho ku joogaya maalmahaan gobolka Sanaag, iyagoona u kuur gelaya xaaladda guud ee deegaanka. Wasiiradan oo soo maray magaalada Dhahar ayaa iminka ku sugan magaalada Badhan.







