23rd October 2024  admin  Category :

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daahir Geelle oo goor dhow is casilay

 

Wasiirkii Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa goor dhow iska casilay xilkiisa.

Daahir Geelle ayaa wareysi uu siiyay laanta afka Soomaaliga VOA ku sheegay inuu is casilay, kaddib kala aragti duwanaan isaga iyo dowladda soo dhex gashay.

https://allsanaag.com/wasaaradda-warfaafinti-ma-rug-ganacsi-baa/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*