19th September 2024  admin  Category :

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Dawladda Puntland Axmed Bashiir Muuse (Cirro),Gudoomiyaha Hay’addda Waddooyinka Puntland ee PHA Cabdifutaax Maxamed Sugule, Engineer Yaasir, iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan wasaaradda Hawlaha Guud ayaa kormeer ku sameeyey dhismaha wadadda Ceel-Daahir Ceerigaabo oo dhismaheedu uu weli socdo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*