17th July 2026 admin Category :
Wasaaradda Amniga Soomaaliya ayaa fartay Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya in ay kala laabato warqadda dal-ku-joogga Wakiilkii Midowga Afrika Francisco Madiera.