16th September 2024  admin  Category :

Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda dagaal ee Ceerigaabo

Guddi dhex-dhaxaadin ka waday beelo dagaal uu ku dhex maray magaalada Ceerigaabo iyo deegaanno hoosatga ayaa sheegay in waxgaradka labada dhinac ay wada qaateen baaqyada nabadda, islamarkaana dhowaan lasoo gebagebeyn doono colaadda.

Shaqaaqada ayaa waxaa ku dhintay ku dhowaad toban qof oo kasoo jeeday qabiillada dagallamay, ayada oo tiro kalena ay ku dhaawacmeen.

Faahfaahinta warkan waxaa Hargeysa kasoo diray Xamse Cali Jeesto.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*