7th September 2024  admin  Category :

Beelaha Hawiye oo ku heshiiyey sadbursi iyo in Banaadir State la sameeyo

Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka wadatashiga beelaha Hawiye ee Muqdisho ka socday afartii maalin ee la soo dhaafay ,Waxaana lagu heshiiyey oo laysku isku raacay sad bursi iyo in la sameeyo maamul goboleedkii 3aad hawiye yeesho Ee Banadir State

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*