19th September 2024  admin  Category :

War-murtiyeed laga soo saaray kooxdii mdaxweyne Culusoow isku duba ritay

Waxaa goor dhow war-murtiyeed laga soo saaray shirkii golaha wadatashiga qaran ee maalmahan ka socday magaalada Muqdisho, kaasi oo u dhexeeyay madaxda dowladda federaalka ah kuwa maamul goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir.

Shirka ayaa looga hadlay qodoboo ay ka mid yihiin siyaasadda amniga, la-dagaallanka Al-Shabaab, dhameystirka dastuurka iyo arrimo kale.

War-murityeedka ka soo baxay shuirkaas ayaa waxaa warbaahinta u aqriyey, Cabdiraxmaan Maxamed Xasan Xudeyfi, oo ah afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*