5th October 2022  admin  Category :

WAR MURTIYEED KU AADAN ISKU DAY WADA HADAL KA FURMA DIB U NABADAYN COLAADDA KA TAAGAN DEEGAANKA SHIDAN

WAR MURTIYEED JANUARY 21, 2020

KU : CID KASTA OO AY KHUSAYSO.

KA: GUDOONKA URURKA GBS

UJEEDDO: WAR MURTIYEED KU AADAN ISKU DAY WADA HADAL KA FURMA DIB U NABADAYN COLAADDA KA TAAGAN DEEGAANKA SHIDAN.

URURKA DIFACA DEEGANKA GBS XUBNAHIISA DAL IYO DEBAD KU DHAQAN OO U HEELAN DIFAACA DEGAANADA GARABSARE WAXAY QABAAN, SIDA KU CAD BAAQAN IYO GO’AAN KAN HOOS KU QEEXAN.

ANNAGA OO K DUULAYNA, AXDIGA URURKA GBS U QORAN IYO XEERAR KIISA LAMA DHAAFAANKA AH, SIDA QODOBKA CADDAYNAYA XILLIGA WADA HADALLADA NABADEED FURMAAN CIDDA NOOGA WAKIIL NOQON KARTA.

1) UGU HORAYN WAX WADA HADALA KAMA OGOLIN DEGAANKAYAGA, ILAA LAGA KACO DHULKA XOOGGA IYO CUDUDDA CIIDAN LAGU SOO DEGAY WELINA LAGU HAYSTO.

2) WAXAAN LEENAHAY OO NOO QORSHAYSAN DADKII WAKHTIGA NABADA LA QAADANAYO NOO GELAYAY WADA HADALKA NABADEED, (NEGOTIATIONS PROCESS ).

3) WAXAA KELIYA OO ARINTAAS KA HADLI KARA WAKHTIGEEDA DAD AY BULSHO WAYNTA GBS KU QABAAN KALSOONI BUUXDA,GUDDOONKA GBS NA ANSIXIYEY.

4) WAXA AAN NOO SOO QAADI KARIN NABAD IYO WADA HADAL DADKA U SHAQEEYA AMA KA TIRSAN MAAMULKA SOMALIAND OO AAN QABNO IN AANAY DACWDAHAYAGII HORENA WAX KA QABAN, DAGAAL KII DHACAYNA AANAY KA GACAN BANAANAYN.

WABILAAHI TAWFIIQ
GOLAHA DIFAACA DEEGANKA

EMAIL: EXECUTIVE@MAAKHIRUNITEDCOUNCIL.ORG

2 thoughts on “WAR MURTIYEED

  1. Talo

    Talo ,
    map kan wa mid khaldan oo siyasadeysan … Marka ma fiicna inad fafisan ama isticmashann. Magalada cerigabo wxay kala barta jihada bariga Iyo galbeedka gobalka sanaag , dhinaca bariga Wala kobay halka galbedka la weyneyey.

    Reply

Leave a Reply to Talo Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*