20th September 2024  admin  Category :

Madaxweyne Deni oo balan qaaday inuu jidka Barakaysan uu sanadkan meel fiican gaarsiinayo.

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, oo intii Siyaasi Somaali soo martay ah midka balantiisa oofiya oo wuxuu balan qaado sidii u sheegay u dhamaystira, ayaa dhowaan khudbad uu ka jeediyey magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari wuxuu ku sheegay in jidka Barakaysan ee Ceel daahir iyo Ceerigaabo uu meel fiican gayn doono sanadkan aynu ku jirno.

Sawirku waa Magaalada Cawsane oo intii jidka Barakaysan soo gaaray aad u horumartay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*