18th October 2024  admin  Category :

Degaanka Milxo ee hoos taga degmada Laasqoray, ee ka midka ah meelaha Dahabka laga qoto buuraha Calmadow ayaa caawa waxa lagu dilay Allah ha u naxariistee Cabdi ‘kariim Maxamud Maxamed Xirsi (Cigaal). Marxumka iyo qofka dilka gaystay ayaa waxay ka soo wada jeedaan beesha Warsangeli.

Dilalka ka dhacaya degaanka Milxo ayaa aad u soo badanayey bilihii aynu soo dhaafnay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*