![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2021/02/153115808_3843489142361307_4070627741603081217_n.jpg)
6th February 2025 admin Category :
Wankii ay dhogortu ku baxday ee duurjoog ahaa ayaa hadda loo xiiraay
Wankii duur joogta ahaa, d’aduna u sii dheereed ee lagu magcaabo Baarack, ee kamaha Australia shanta sano ku jiray ayaa hadda la soo qabtay oo laga xiiray Dhogortii ku baxday oo gaaraysa 35kg
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2021/02/154292220_3843488969027991_9209673632943327736_n.jpg)