28th November 2024 admin Category :
Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland ayaa daah-furay wajiga labaad ee dhismaha wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo, isagoona sidoo kale kormeeray Wadada Kalabeyr iyo Yelho oo Dowladda Puntland ay dib-u-dayactir ku sameysay.
Mashaa Allah maashaa Allah “Maagd Allah ayey u sugnaatay mahad guud dhamaanteed iyo mid gaar ah” mudaan ku taameynay inaan dhulkana dhisano “puntland is a miracle” dadkayagu maanta ayey fahmeen Mashruucyada ka socda “Highwayga barakaysan, Garacad Port, two international airports. 5 other big projects without help of so called ****t’s but solely from our beloved puntland people. Mashaa Allah balanteenu waa hurumar iyo horu usocod. Wabillahi towfiiq.