24th October 2024  admin  Category :

Wafti Ka Socda Dowladda Puntland oo Gaarey Degmada Boocame.

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda amniga dowladda Puntland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaarey magaalada Boocame ee gobolka Sool, waxaana halkaasi siweyn ugu soo dhoweeyey maamulka degmada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*