20th September 2024  admin  Category :

Waddada Cabdullaahi Suldaan Tima-cadde

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xariga ka jaray waddo laami ah oo ku taalla Degmada Shangaani taasoo loogu magac daray Abwaan Cabdullaahi Suldaan Tima-cadde iyo waddo kale oo ku taallo Liido ee Degmada Cabdicasiis.

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: tree, sky and outdoor

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*