6th October 2024  admin  Category :

Diiwaangelintii ka socotay gobolka Sanaag oo meel fiican maraysa.

Hoos ka daawo Dabaal dega beesha Garab sare ee Warsangeli, ee galbeedka ugu xigta beel weynta Warsangeli ee Degta degmada Ceerigaabo iyo degaano hoos yimaada. Arintan diiwaangelintu waxay soo afjartay Gobolka Sanaag waa lagu muransan yahay, sababtoo ah diiwaangelintii ka soo bilaabantay bartamaha magalada Boosaaso ayaa ku soo dhamaatay degmada Ceerigaabo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*