23rd February 2025  admin  Category :

Wasiirka Warfaafinta Puntland, Mudane ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐‚๐š๐ฒ๐๐ข๐ข๐ ๐ƒ๐ข๐ซ๐ข๐ซ, ayaa maanta salaadda Jimce kula tukaday shacabka Muslimiinta ee mid ka mid ah masaajidda magaalada Boosaaso. Kadib salaadda, Wasiirku waxa uu kulamo gaar-gaar ah la yeeshay culimada masjidka iyo dadweynihii Muslimiinta ahaa ee halkaas ku sugnaa.

Wasiirku waxa uu jeediyey khudbad muhiim ah oo dhammaan khuseysay **Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Puntland**, isagoo si qoto dheer uga hadlay qodobbadan:

โœ… ๐ƒ๐š๐ซ๐๐š๐š๐ซ๐š๐ง ๐Š๐ฎ ๐€๐š๐๐๐š๐ง ๐‚๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฆ๐š๐๐š & ๐Œ๐š๐ฌโ€™๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š โ€“ Wasiirka ayaa culimada iyo ganacsatada ku dhiirrigeliyey inay si dhow ula shaqeeyaan laamaha ammaanka, loogana baahan yahay inay ka feejignaadaan cid kasta oo aan la garanayn shaqada ay qabanayso. Waxa uu si gaar ah u xusay in qof walba oo ajnabi ah ama shaqaale ah la hubiyo, xog rasmi ahna laga keeno, halkii lagu koobi lahaa ereyo fudud sida โ€˜โ€™๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐ž”.

โœ… ๐€๐ฆ๐š๐š๐ง & ๐๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ง ๐†๐š๐›๐š๐๐ก๐š ๐‘๐ž๐ž๐ซ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ โ€“ Wasiirka ayaa si weyn u amaanay doorka ay haweenka reer Puntland kaga jiraan Halganka Ciribtirka argigixisada Puntland,

, iyo sugidda amniga guud ee bulshadooda.

โœ… ๐”๐ ๐ฎ ๐๐š๐ฆ๐›๐ž๐ฒ๐ง ๐ƒ๐ก๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง & ๐†๐š๐ซ๐š๐› ๐ˆ๐ฌ๐ญ๐š๐š๐  ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐โ€“ Wasiirku waxa uu si weyn u boorriyey geesiyaasha ciidamada Puntland ee naf-hurnimada u sameynaya sugidda amniga iyo ciribtirka argagixisada. Waxa uu shacabka Puntland ugu baaqay inay garab istaagaan ciidamada si loo xaqiijiyo Ammaanka Puntland.

๐”๐ ๐ฎ ๐๐š๐ฆ๐›๐ž๐ฒ๐ง, culimada iyo ummadda Muslimiinta ee masjidka joogtay ayaa si weyn u soo dhaweeyey khudbadda Wasiirka, iyagoo si buuxda u taageeray goโ€™aanka dowladda ee la dagaallanka argagixisada iyo sugidda amniga Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*