31st October 2024 admin Category :
WAA KUWAN DALALKA dadka, meel kasta ha ku dhasheene, asalkooda ka soo jeedo dadka dalkaa siiya dhalashada:
Bulgaria: Qof kasta oo asalkiisu Bulgarian, meel kasta ha ku dhasho, xaq buu leeyahay dhalashada Bulgarai
“person of Bulgarian origin shall acquire Bulgarian citizenship through a facilitated procedure.”
Croatia: Qof kasta oo asalkiisu Croatian yahay, meel kasta ha ku dhasho, xaq buu leeyahay dhalashada Croatia
“..ethnic Croatians liviong outside Croatia “acquire Croatian citizenship” by making a written declaration and by submitting proof of attachment to Croatian culture.”
Estonia: Qof kasta oo asalkiisu Estonian yahay, meel kasta ha ku dhasho, xaq buu leeyahay dhalashada Estonia
Finland: Qof kasta oo asalkiisu Finnish yahay, meel kasta ha ku dhasho, xaq buu leeyahay dhalashada Finland
Germany: Qof kasta oo asalkiisu German yahay, meel kasta ha ku dhasho, xaq buu u leeyahay dhalashada Germany
Greece: Qof kasta oo asalkiisu Greek yahay, meel kasta ha ku dhasho, xaq buu u leeyahay dhalashada Greece.
Hungary: Qof kasta oo asalka Hungarian, meel kasta ha ku dhasho, xaq buu u leeyahay dhalashada Hungary “Act on Nationality permits ethnic Hungarians (defined as persons “at least one of whose relatives in ascendant line was a Hungarian citizen”) to obtain citizenship on preferential terms after one year of residence.”
India: Qof kasta oo asalkiisu Indian yahay, oo aan ku dhalan “Pakistan, Bangladesh, Nepal, Sri Lanka, Afghanistan, or China”, xaq buu u leeyahay dhalashada India. (dalalkan colaad siyaasadeed, dadka qaarkood oo Hinduunimo ka tegey, iyagoo indian laga yaabo iney sheegtaan dartood, baa lagu diiday.)
Ireland: Qof kasta oo asalkiisu Irish yahay, meel kasta ha ku dhasho, xaq buu u leeyahay dhalashada Ireland.
” any person with an Irish grandparent can become an Irish citizen by being registered in the Foreign Births Register at an Irish embassy or consular office, or at the Department of Foreign Affairs in Dublin.”
Israel: Qof kasta oo asalkiisu Yahuudi yahay, meel kasta ha ku dhasho, xaq buu u leeyahay dhalashada Israel
“..the Law of Return confers an automatic right to citizenship on any immigrant to Israel who is Jewish by birth or conversion, or who has a Jewish parent, grandparent or spouse or who is the spouse of a child of a Jew or the spouse of a grandchild of a Jew.”
Italy: Qof kasta oo asalkiisu Italian yahay, meel kasta ha ku dhasho, xaq buu u leeyahay dhalashada Italy
Italian citizenship can be automatically acquired:
By birth to an Italian parent in line the the principle of jus sanguinis.
By birth in Italy to stateless parents, to unknown parents, or to parents who cannot transmit their nationality to their children; this is partially consistent with the principle of jus soli.
With the acknowledgement or legitimation of an Italian mother or father.
Kiribati: Qof kasta oo asalkiisu Kiribati yahay, meel kasta ha ku dhasho, xaq buu u leeyahay dhalashada Kiribati
Liberia: Qof kasta oo asalkiisu Liberian yahay, meel kasta ha ku dhasho, xaq buu u leeyahay dhalashada Liberai.
Poland: Qof kasta oo asalkiisu Polish yahay, meel kasta ha ku dhasho, xaq buu u leeyahay dhalashada Poland
Rwanda: Qof kasta oo asalkiisu Rwandan yahay, meel kasta ha ku dhasho, xaq buu u leeyahay dhalashada Rwanda
“all persons originating from Rwanda and their descendants shall, upon their request, be entitled to Rwandan nationality.”
Serbia: Qof kasta oo asalkiisu Serbs yahay, meel kasta ha ku dhasho, xaq buu u leeyahay dhalashada Serbia
“the descendants of emigrants from Serbia, or ethnic Serbs residing abroad, may take up citizenship upon written declaration.”
Slovakia: Qof kasta oo asalkiisu yahay Slovak, meel kasta ha ku dhasho, xaq buu leeyahay dhalashada Slovakia
South Korea: Qof kasta oo asalkiisu South Korean, meel kasta ha ku dhasho, xaq buu leeyahay dhalashada South Korea
Spain: Qof kasta oo asalkiisu Spaniard, meel kasta ha ku dhasho, xaq buu leeyahay dhalashada Spain
Turkey: Qof kasta oo asalkiisu Turkish yahay, meel kasta ha ku dhasho, xaq buu leeyahay dhalashada Turkey
Ukraine: Qof kasta oo asalkiisu Ukrainian, meel kasta ha ku dhasho, xaq buu leeyahay dhalashada Ukraine