
4th October 2026 admin Category :
Cali Balcad keligiis oo la kulmay Saraakiil Turkiya, iyadoo Soomali badani joogaan New york
Cali Balcad oo ku magcaaban Wasiirul dawlaha arimaha dibadda Soomaaliya, hase ahaatee isaga iyo gabadha uu dhalay madaxweynuhu Jihaan Culusoow ay wasaaradda iyagu maamushaan, ayaa maantta keligiis iyadoo New York ay ku sugan yihiin madaxddii madaxweynaha u raacday Maraynkan iyo kuwii Safaaraddaa wuxuu keligiis la kulmay Saraakiil Turkiya. lama garan karo sababta keligiis ula kulmay. Safarka madaxweynaha ayaa markii horeba waxa la socon siyaasiyiin ka soo jeeda beesha Daarood

Cali Balcad ayaa beel ahaan ka soo jeeda beesha amxaarada, inkastoo dhowr jiir ay joogeen Soomaaliya. Abtigiisna uu yahay Xasan Culusoow
Minister of State at Ministry of Foreign Affairs @Dr_Al_Khulaifi Participates in Consultative Meeting on Somalia
— Ministry of Foreign Affairs – Qatar (@MofaQatar_EN) September 27, 2026
New York | September 27, 2026
HE Minister of State at the Ministry of Foreign Affairs Dr. Mohammed bin Abdulaziz bin Saleh Al Khulaifi participated in a high-level… pic.twitter.com/o4bRkUSDwq







