8th September 2024  admin  Category :

Wasiirka Duulista hawada oo doonaysa in Garoonka Aadan Cade uu noqdo Biibito ay gaar u leedahay

Wasiirka gaadiidka iyo duulista Soomaaliya Marwo Fardowsa Cismaan Cigaal ay soo saartay amar ay shaqada uga joojisay shirkadii shidaalka geyn jirtay garoonka Aadan Cadde, ayada oo qorshuhu yahay inay ku beddesho shirka ayada ku xiran

Dhowaan ayey ahayd markii ay wasiiradani isku dayday inay shaqada ka joojiso shirkad qandaraas ku haysatay nafaadafa guud ee AirPort Aadan Cadde oo ay waliba shirkadaasi ueshiis la gashay shirkad Ajanabi ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*