16th September 2024  admin  Category :

Allah ha u naxariistee Cabdiwahaab Maxamed Xasan, oo god ka mid ah kuwa dahabka laga qoto ee degaanada Milxo ee gobolka Sanaag ku soo dumay ayaa hadda Maydkiisii godka laga soo saaray

Wiilkan oo ahaa kii labaad ee muddo laba bilood gudahood ah ku geeriyooda god ku dumay deegaanka Milxo ee gobolka Sanaag ayaa ka mid ahaa dadka u soo shaqo tegay inay Buuraha Calmadow ka shaqaystaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*