17th May 2025  admin  Category :

Xildhibaan Ali Mahdi Mohamed Qalato, oo laga soo doorto gobolka Hayland, kana mid ah dadka aadka uga soo horjeeda sida Madaxweyne Culusoow dalka ku hogaaminayo , oo Gudoomiyaha Baarlamaanku isaga oo Xasan u hiilinaya ka mamuucay in kalfadhiyada Golaha Baarlamaanka uu soo fariisto ayaa wacyi gelin fiican u sameeyey Bulshada Soomaaliyeed, ugana digay Kooxda Xasan waxay ku damacsan yihiin Computerada ay Shiinaha ka keeneen

Cabdishakuur ayaad u codaynaysaa Xasan Culusow ayuu soo tuurayaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*