25th October 2024  admin  Category :

Kooxda Villa Wardhiigleey oo ka hadlay eedayn loo jeediyeyu= Qadar

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay warbixin lagu daabacay wargeyska New York Times oo dowladda Qatar la xiriirisay qarax ka dhacay magaalada Boosaaso.

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad oo wareysi siiyey VOA ayaa sheegay inay arrintan kala hadleen dowladda Qatar ayna beenisay.

Wasiirka waxa uu sheegay inuu u yimid safiirka Qatar ee Soomaaliya, islamarkaana Soomaaliya ay ku qanacday sharaxaaddii uu arrintan ka bixiyey.

Axmed Ciise Cawad, ayaa mowqifka dowladda uga warramay Haarun Macruuf.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*