11th June 2026 admin Category :
Wasiiro iyo Xildhibaano kamid ah Dawladda Puntland ayaa booqday xerada Ururka 6-aad ee Ciidanka Daraawiishta Puntland ee “Guulwade”, ku leeyihiin gobalka Cayn.