
5th October 2026 admin Category :
Talafishanka CTV News ee dalka Canda ayaa soo bandhigayTuugad si xirfadaysan Dahab uga xadaysa qof waayeel ah oo 78 jir oo u soo baxday inay goor galab ah soo luga baxsato.
Dhacdadan ayaa waxay ka dhacday xaafadda magaalada Brampton ee ku xigta magalada Toronto.
Dahabkan laga furtay Islaanta waayee;ka ah ayaa qiimihiisu ahaa $20,000
#EXCLUSIVE: Video shared with CTV News captures a reported distraction theft involving a 78-year-old #Brampton woman who lost $20K in jewelry. Her son says the incident left her "shivering" and unable to walk.
— Jermaine Wilson | CP24/CTV News (@Jerrmainewilson) September 26, 2026
Full story: https://t.co/RksRPerdFH pic.twitter.com/1SZadkh0pV







