
28th May 2025 admin Category :
Allah ha u naxariistee Wasiirkii hore AxmeAxmed Cabdullaahi Yuusuf Dowlad, ma arag Laascaanood oo xor ah, hase ahaatee wuxuu jeexay jidkii lagu xorayn lahaa. Dawlad ayaa ka soo jeeda beesha Warsangeli.
Allah ha u naxariisto wasiir Dawlad

Laakiinse wasiir Tima cade, oo hadda Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya ka mid ah , wuxuu nasiib u helay Laascaanood oo xor ah, wuxuuna bilaabay inuu kala shaqeeyo koox Muqdisho joogta burburka maamulkii Puntland ee Sool xoreeyey