24th October 2024  admin  Category :

Maxmed Axmed Qolaali, oo ka soo jeeda Beesha Cismaan Maxamuud, Bah Dhulbahante, oo ah jufada oose ee  uu ka soo jeedo madaxweynaha Puntland Siciid Deni,  ayaa loo magcaabay Taliyaha Ciidanka Birmadka Puntland. Xilalka soo socda ee madaxweyne Deni beeshiisu u magcaabi doono ayaa la sheegay inay ka mid yihiih duqa degmada Boosaaso

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*