![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2022/06/286873577_1439000689870742_1386743332369186567_n-624x710.jpg)
12th February 2025 admin Category :
Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Abdullaahi Yusuf Xayle (Bilaadi) , oo ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta. Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan uuka siiyo Aamiin Aamiin.