
26th April 2025 admin Category :
Inalilahi Waa Inaha Ilahay rajacuun
Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Sheekh Cabdi Maxamuud Xasan oo ku geeriyooday degnmada Badhan ee gobolka Sanaag . Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan uuka siiyo Aamiin Aamiin.
ALLSANAAG.COM