16th September 2024  admin  Category :

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan  dhamaan Qoyskii,  Eheladii,   iyo Qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Marxuum Nuux Maxamed Gees oo maanta ku geeriyooday magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal

Marxuum  Nuux Maxamed Gees  , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii uu  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

بسم الله الرحمن الرحيم           
كُلُّ نَفْسٍ ذَآئِقَةُ الْمَوْتِ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُورِ
صدق الله العظيم

Allsanaag,com

One thought on “TACSI: NUUX MAXAMED GEES

  1. Ismail Mahamoud

    INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJUCUUN ILAAHAY HAW NAXARIISTO NUUX MAXAMED GEES EHELKIISANA SAMIR IYO IMAAN ILAAHAY HA KA SIIYO.
    AMIIN WAA ANIGOO AH ABSHIR CALI DEGAN BIRMINGHAM UK

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*