2nd February 2025 admin Category :
Waxaan galabta magaalada Badhan ku aasnay Allah Ha’u Naxariistee Maryan Jibriil Garaad Cawl oo saaka ku geeriyootay Magaalada Badhan ee Caasimada Gobolka Sanaag.