![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2023/05/ina-lillah-e-wa-inna-eleh-e-rajeun.jpg)
11th February 2025 admin Category :
Bahda ALLSANAAG, waxay tacsi tiiraanyo ah u dirayaan Aabe Maxamed Xasan Dhalo, oo ka soo mid noqday qorayaashii soo maray Allsanaag iyo hooyo Khadra Bashiir Cabdulahi geerida ku timid gabadhoodii Curad Allah ha u naxariistee Manaal Maxamed Xasan
إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
Waxaan Allah uuga baryayaan in uu gabadhoodii Manaal Maxamed uu samair iyo iimaan Allah ka siiyo. Aamiin
ALLSANAAG