3rd December 2022  admin  Category :

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan   qoyskii,  eheladii,  Caruurtii iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee   Ibraahim Jibriil Xaaji Yuusu Aw Cduur, oo ku geeriyooday dalka Maraykanka

Marxuum   Ibrahim Aw Caduur  , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii uu  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Allah u naxriistee Marxuumka waxa dhalay darwiishkii Aw Caduur, oo ay ku soo Baxady maahmaahda ay Soomlida aad ka u isticmaalaan ee ” Aw Caduur Dhowdhowdu uma dhacsana. Maahmadan waxay baxday Awcaduur oo yar oo Cadan ka tegay ayaa Sayidka kula kulmay Xaruntii Darawiishta Taleex. Sheeko dhex Martay Labada Darwiish ayaa maahmaahdu ku baxday

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*