
11th June 2026 admin Category :
Bahda Allsanaag Waxay halkan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehellada, bahda Jaamacadda Ummadda iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed, geerida naxdinta leh ee ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Eng. Axmed Barre Muuse, oo ahaa Injineerkii Guud ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed







