27th May 2022  admin  Category :

Inaa Lilaahi Wa’inaa Ilaah Rajicoon. Geeridu waa xaq. Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Cali Ismaaciil Cali Geeldoon oo ku geeriyoday dalka Maraykanka

Marxuum   Cali ismaaciil Cali Geeldoon  , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Image result for ‫إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعو‬‎

2 thoughts on “Tacsi: Cali ismaaciil Cali Geeldoon

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*