6th October 2024  admin  Category :

Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariiste Ahmed Haji Cali Cadami oo ku geeriyooday magaalada Hargaysa .

 Waxaan Allah uga baryeynaa inuu u naxariistii Janadana ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan  uuka siiyo Aamiin Aamiin.

ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*