6th December 2022  admin  Category :

Inaalilaah wa inaa ileyhu raajucuun, Allah ha u naxaristo waxa caawa magaalada London ee dalka Ingiriiska lagu dilay Abdillahi Mohmed Deeq Mohamoud Godane . Waa wiilkii labaad oo Maxamed Godane Cali Bile looga dilo magaalada London ee dalka Ingiriiska

Marxuum    Abdillahi Mohmed Deeq Mohamoud Godane  , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*