21st September 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Cali Shire, Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Siciid Jaamac Qorsheel iyo Xildhibaan Faysal Wahaabi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*