![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2018/10/45191621_10215807098304878_2373216821156249600_n.jpg)
5th February 2025 admin Category :
Suldaan Said Abdisalaam oo Qaabilay Odayaashii Beesha R. Yuusuf & Murashac Cabdirisaaq Shirwac
Badhan waxaa soo gaaray C/risaaq Maxmed Xaaji Cali oo ah Murashax Xildhibaan Baarlamaanka Puntland 2019, Murashaxa ayaa gurigiisa ku booqday Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Calishire.