7th September 2024  admin  Category :

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dhulka Soomaaliyeed aan hees iyo hanjabaad lagu qaadan karin, ciddii soo haweysatana ay ka soo horreeyaan dhiig iyo xinjirro, ayna ka bixi doonaan iyagoo meyd xambaarsan waxna ka nooleyn.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*