16th September 2024  admin  Category :

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, oo si qaab daran loo magcaabay S/Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa Maanta ku wareejiyay Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir cadad gaadiid ah si loogu xoojiyo amniga Caasimada iyo Nawaaxigeeda, Gaadiidkan ayaa wax badan ka taridoona baahida gaadiid xumo ee horay ujirtay, Taliyaha Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir G/Sarre Mahadi Cumar Muumin, ayaa cadeeyay in gadiidka uu buuxindoonaa meelo ka banaana Boliiska Gobolka Banaadir, isaga oo carabka ku adkeeyay in la dhowridoono loona isticmaalidoono ujeedadii loo keenay. .

Soomaaliya maaha Inta beesha Abgaal ka degto Soomaaliya oo waa ka weyn tahay, waxaana ka wada jira Duruufo la mid ah kuwa ay beesha Hawiye, sidees awgeed wax kasta oo lagu helo magaca Soomaaliyeed waxay ahayd in umadda Soomaaliyeed loo qaybiyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*