7th May 2025  admin  Category :

Hogaamiyihii hore ee USC, oo sheegay inuu Soomaaliya ka quustay.

Hogaamiyihii hore ee USC, kana mid ahaa dagaal oogayaashii Soomaaliya soo maray kuwoodii gacanta ku dhigay Hantidii Guud ee Soomaaliya iyo tii gaarka loo lahaa ee magaalada Muqdisho ayaa hadda sheegay inuu Soomaaliya ka guustay.

Cabdi qaybdii, oo ka mid ahaa garabkii Caydiid ee Jabhaddii USC, ayaa sheegay inuu Soomaaliya ka quustay ka dib markii dhulkii uu bililiqaystay 1991 uu maanta ka dhacay madaxweynaha hadda xilka haya Xasan Culusoow oo ka mid ahaa garabkii Cali Mahdi ee jabhadda USC.

Mar haddii Qaybdiid iyo kooxdiisii ay maanta Soomaaliya uga quusteen sida madaxweyne Xasan Culusoow u bililiqaysanyo, maxaa haray oo laga sugayaa kooxda hadda Villa Wardhiigley fadhiya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*