3rd February 2025  admin  Category :

Degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa  Soomaali inteeda kale tustay Soomaalinimadu waxay tahay.

Caruurta ku nool   degmada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa  maalin walba Qoraxda u hoos tagan   difaaca xadka ay Soomaalida la leedahay Koonfurta Soomaaliya oo uu damacu ka soo galau Dawladda Kenya . Halka ay  horayna  u ilaalinyeen  difaaca iyo ilaalinta  midinimada Soomaaliyeed, oo qaar ka mid beelaha waqooyiga degaa ay ku doonayeen inay Soomaali inteeda kale ka go’aan.

Madaxda Soomaaliyeed ee Khayre iyo Farmaajo, Caruurtan Soomaaliyeed ee  ay ku muuqato waddaniyaddu maalin ma soo booqan gobolkooda, sababtoo ah ma doonayaan inay ka caraysiiyaan maamulka Hargaysa.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*