
28th February 2025 admin Category :
Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Cali Xuseen Soomaali, ayaa markii u horeysey Ka hadlay Dagaalka, Ka dhacay Deeggaamada Shidan iyo waqdariya oo ka tirsan Gobolka sanaag, sidoo kale gudoomiyaha ayaa sheegay in muhiimada kowaad maamulka Gobolku Siinayo Hirgelinta Nidaamka Dawladnimada