5th June 2025  admin  Category :

Boqortooyada Sucuudi Careebiya ayaa shaacisey in ay xukun deldelaad ah ku fulisey 4 nin oo Soomaali ah oo ciqaab ka dib qirtay in ay dalkaasi geliyeen maandooriye.

Afarta deldeley ayaa shan ku noqonaya nin kale oo la deldeley bishii Febraayo, waxaana weli xabsiyada Boqortooyada ku xidhan afartaneeyo kale oo Soomaali oo loo haysto in ay dalkaasi maandooriye geliyeen.

Allah ha u naxariistee Afartan Qof ee Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabi jiray Mohamed Badal Adam Farah, Abdinuur Ahmed Yassin, Mohamed Awil Ahmed Ali, and Abdirahman Hassan Mohamed — ayaa lagu deldelay Xabdisi kuaala Najran, oo dhacda Koonfur galbeed Sacuudiga

Dowladda Federaalka oo isku-dayday in eedaysanayaasha loo soo wareejiyo dalka si loogu xukumo ayaa ku guul-darraysatay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*