Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

24th May 2025 admin
Lamaane is qabay oo kala tegay oo saaxiib wanaagsan noqday ayaa ku guulaystay $44 million. Nin iyo Xaaskiisa oo horay isku qabay magaalada Toronto ee dalka Canada , oo hadda saaxiibo isku fiican ah markii ay kala tageen , ayaa …

24th May 2025 admin
Mataano ku dhashay Cisbitaal ku yaala gobolka California ee dalka Maraykanka, ayaa dhalashadooda waxa u dhaxaysay 15 daqiiqo, sidaasna waxay ku noqdeen inay labo sano kala dhashaann. Alfredo Antonio Trujillo wuxuu dhashay 23:45 Waqtiga magaaladaas (07:45 GMT) habeenkii uu sii …

24th May 2025 admin
Dood ku saabsan isqabadka Madaxweynaha iyo Ra’isulwasaaraha …

24th May 2025 admin
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa Muqdisho kula kulmay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam, iyagoo ka wada hadlay qabanqaabada shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dardargelinta doorashooyinka dalka …