Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

24th May 2025  admin  

Maamulka Puntland Maxay ugu diidan yihiin In W.Jamaal Xildhibaan noqdo HOOS KA AKHRISO https://allsanaag.com/maxay-u-neceb-yihiin/ …

24th May 2025  admin  

Qaraxii ka dhacay magaalada Boosaaso ayaa illaa iyo hadeer waxaan ka hadlin Maamulka Gobolka Bari, kan degmadda Boosaaso iyo Maamulka Puntland. Sidoo kale, waxaa qaraxa siyaasadeeysnaa ka gaabsaday ineey wax ka yiraahdaan SBC TV, Radio Daljir, Puntland TV, iyo Puntland …

24th May 2025  admin  

Madaxweynihii hire Cabdi Iley oo diiday in maxkamad la hor-geeyo,Muxuuse dalbaday? Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaali Galbeed Cabdi Maxamuud Cumar (Cabdi Iley) ayaa diiday in mar dambe uu hortago maxkamadda gacanta ku haysa kiiska dacwadaha loo heysto. Cabdi Iley …

24th May 2025  admin  

Waxaa goordhawayd Magaalada laascaanood lagu dilay Labo qof kuwaaso lagu dilay xaafada Farxaskule ee Koonfurta Magaalada Laascaanood. Labada qof ee la dilay ayaa ah nin iyo Gabadh is qaba sida aan xogta ku helnay kuwaaso ku sugna xaafada Farxaskule ee …