Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

20th May 2025  admin  

Nabadoon Mursal Maxamuud Cabdi: “Meel aan annaga iyo SNM ku heshiinay oo saxiixayaashayada laga helayo ma jirto” …

20th May 2025  admin  

Labo wiil oo ka soo jeeda dalka beesha Oramada ee dalka Ethiopia, ayaa ku dhintay degaanada Milxo ee buuraha Calmadow ee gobolka Sanaag, Labadan qof ee dhintay iyo qof kale oo dhaawacmay ayaa waxa ku soo dumay God ay ka …

20th May 2025  admin  

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hambalyo u diray Xamze Cabdi Barre oo loo magacaabay Ra’iisal Wasaaraha 21-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya “Waxaan hambalyo iyo boggaadin u diraya Xildhibaan Xamze Cabdi Barre oo Madaxweynaha JFS …

20th May 2025  admin  

Madaxweeyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo ay bishu tahay 15ka Juun u magacaabay Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre. Madaxweeynaha iyo ra’iisal wasaaraha ayaa waxa horyaal hawlo aad u badan oo ay ugu weeyn tahay soo afjaridda …