Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

20th May 2025  admin  

Maraykanka oo gaadiid dagaal ugu deeqay hawlgalka ATMIS Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay inay ugu deeqday hawlgalka nabad ilaalinta Midawga Afrika ee Soomaaliya ee loosoo gaabiyo ATMIS illaa 24 gaadhi oo ah kuwa gaashaaman. Waxaana deeqdan gaadiidka ahi ay ku soo …

20th May 2025  admin  

Siyaasiyiinta Hawiye iyo Mustafe Cagjar labaduba ma yaqaaniin waxay ka hadlayaan Dhamaan siyaaiyiinta beesha Hawiye ayaa qaar canbaareeyeen qaarna duulaan beeshooda lagu soo qaaday u qaateen hadal uu sheegay madaxweynaha dawlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya Mustafe Cagjar, oo dhowaan …

20th May 2025  admin  

124 neef oo geel ah oo ku sumoobay dowlad deegaanka Soomaalida Ilaa 124 neef oo geel dool ahaa ayaa ku dhintay duleedka magaalada Jigjiga kadib markii uu daaqay sida la sheegay geedo sun ah oo uu ku kusumoobay. Koox caafimaad …

20th May 2025  admin  

XIldhibaan ka hadlay Cunqabatayntii Farmaajo ku hayey gobolka Sanaag iyo beesha Warsangeli. Xildhibaan Alimahdi Mohamed Elmi Qalato, oo laga soo doortay degmada Dhahar ee gobolka Sanaag, kana mid ah Xildhibaanada Cusub ayaa maanta Baarlamaanka Soomaaliya ka dhex waydiiyey markii ugu …